Saldhigyo ay leeyihiin ciidamada AMISOM oo weeraro culus lagu qaaday & khasaare ka dhashay

Xoogag taabacsan Al-Shabaab ayaa xalay weeraro kala duwan ku qaaday saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose. Weerarka hore ayaa ka dhacay degaanka Golweyn ka dib markii gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyey iyo dagaal toos ah lagu qaaday  saldhig ciidamada AMISOM halkaas ku  leeyihiin. Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka ayaa … Continue reading Saldhigyo ay leeyihiin ciidamada AMISOM oo weeraro culus lagu qaaday & khasaare ka dhashay